Garoonka B/Weyne oo dib u furmay & gargaarkii ugu badnaa oo beri laga dejinayo

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo xubin ka ah Guddiga Qaranka ee gurmadka fatahaadaha ayaa sheegay in gurmad ballaaran uu beri gaari doono magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan. Wasiirka oo ka waramayay xaaladda fatahaadda ayaa sheegay in 24-kii saac ee la soo dhaafay aysan ka sii … Continue reading Garoonka B/Weyne oo dib u furmay & gargaarkii ugu badnaa oo beri laga dejinayo